Luukos 10:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Haddaba Rabbigu wuxuu doortay toddobaatan iyo laba kale oo xertiisa ah, oo laba laba ayuu is hor diray si ey u tagaan magaalooyinkii uu Ciise u socday oo dhan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Waxaa dabadeed Rabbigu wuxuu soo bixiyey toddobaatan kale, oo laba laba ayuu hortiisa u diray ilaa magaalo walba iyo meel walba oo uu tegi lahaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Waxaa dabadeed Rabbigu wuxuu soo bixiyey toddobaatan kale, oo laba laba ayuu hortiisa u diray ilaa magaalo walba iyo meel walba oo uu tegi lahaa. Viz kapitola |