Online Bible

- Reklamy -

Luukos 1:80 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

80 Yooxanaana wuu koray wuxuuna ku xooggeystay Ruuxa Illaahey. Wuxuuna joogay cidlada illaa maalintii uu shaqada Illaah si cabsi la’aan ah uga bilaabay reer binu Israa’iil dhexdooda.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

80 Wiilkuna waa koray oo ruuxuu ka xoogoobay, wuxuuna joogay cidlada ilaa maalintii uu Israa'iil istusi lahaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

80 Wiilkuna waa koray oo ruuxuu ka xoogoobay, wuxuuna joogay cidlada ilaa maalintii uu Israa'iil istusi lahaa.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 1:80

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy