Luukos 1:76 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub76 “Adiguna, wiilkeygiyow, waxaa lagugu yeeri doonaa nebiga Kan ugu Sareeya, waayo waxaad ka hor mari doontaa Rabbiga oo jidka ayaad usii diyaarin doontaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH76 Adiguna, ilma yahow, waxaa laguugu yeedhi doonaa nebigii Kan ugu sarreeya, Waayo, waxaad hor mari doontaa Rabbiga hortiisa inaad jidadkiisa diyaargaraysid; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah76 Adiguna, ilma yahow, waxaa laguugu yeedhi doonaa nebigii Kan ugu sarreeya, Waayo, waxaad hor mari doontaa Rabbiga hortiisa inaad jidadkiisa diyaargaraysid; Viz kapitola |