Luukos 1:66 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub66 Qof walboo warkan maqlayna aad ayuu ula yaabay oo waxey is weydiiyeen, “Cunugaan muxuu noqon doonaa?” Waa hubaal Rabbigu wuu la jiray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH66 Kuwa waxyaalahaas maqlay oo dhan ayaa qalbigooda geliyey oo waxay yidhaahdeen, Haddaba ilmahanu muxuu noqon doonaa? Waayo, gacantii Rabbiga ayaa la jirtay isaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah66 Kuwa waxyaalahaas maqlay oo dhan ayaa qalbigooda geliyey oo waxay yidhaahdeen, Haddaba ilmahanu muxuu noqon doonaa? Waayo, gacantii Rabbiga ayaa la jirtay isaga. Viz kapitola |