Luukos 1:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Labadooduba Illaahey hortiisa waxey ku ahaayeen kuwa xaq ah, wey adeeci jireen amarrada Illaah oo eed la’aan ayey ku noolaayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Labadooduba xaq bay ku ahaayeen Ilaah hortiisa, oo qaynuunnadii iyo xukummadii Rabbiga ayay eedla'aan ku socon jireen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Labadooduba xaq bay ku ahaayeen Ilaah hortiisa, oo qaynuunnadii iyo xukummadii Rabbiga ayay eedla'aan ku socon jireen. Viz kapitola |