Luukos 1:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Markaas ayaa Maryan ku tiri, “Waxaan ahay adeegaha Rabbiga, hadalkaad igu tiri oo dhan ha ii rumoobo.” Kadibna malagii wuu ka tagay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 Maryan ayaa tidhi, Waa i kan, waxaan ahay addoontii Rabbiga. Sidaad u hadashay ha ii noqoto. Markaasaa malaa'igtii ka tagtay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 Maryan ayaa tidhi, Waa i kan, waxaan ahay addoontii Rabbiga. Sidaad u hadashay ha ii noqoto. Markaasaa malaa'igtii ka tagtay. Viz kapitola |