Luukos 1:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Sidaas darteed aniguna waxaan si taxadar leh ku sameeyay baaritaan wax walba leh illaa bilowgii, waxeyna ila ekaatay iney fiican tahay inaan si habeysan kuugu soo qoro, mudane Te’ofilosow, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Sidaa darteed anigana waxaa ila wanaagsanayd inaan, anigoo tan iyo bilowgii wax walba oo dhacay aad u gartay, si hagaagsan kuugu qoro, Te'ofilosow sharaf weyn lahow, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Sidaa darteed anigana waxaa ila wanaagsanayd inaan, anigoo tan iyo bilowgii wax walba oo dhacay aad u gartay, si hagaagsan kuugu qoro, Te'ofilosow sharaf weyn lahow, Viz kapitola |