Luukos 1:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Kadibna xaaskiisi Elisabed wey uuraysatay oo shan bilood ayey is qarineysay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Maalmahaas dabadeed afadiisa Elisabed ayaa uuraysatay, oo shan bilood ayay isqarisay iyadoo leh. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Maalmahaas dabadeed afadiisa Elisabed ayaa uuraysatay, oo shan bilood ayay isqarisay iyadoo leh. Viz kapitola |