Luukos 1:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Malagii ayaa ugu jawaabay, “Waxaan ahay Jibriil, adeegihii Illaah waxaa la ii soo diray inaan kula hadlo oo aan kuu sheego warkan wanaagsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Malaa'igtii baa u jawaabtay oo ku tidhi, Anigu waxaan ahay Jibriil oo Ilaah hortiisa istaaga. Waxaa la ii soo diray inaan kula hadlo oo aan warkan wanaagsan kuu keeno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Malaa'igtii baa u jawaabtay oo ku tidhi, Anigu waxaan ahay Jibriil oo Ilaah hortiisa istaaga. Waxaa la ii soo diray inaan kula hadlo oo aan warkan wanaagsan kuu keeno. Viz kapitola |