Online Bible

- Reklamy -

Luukos 1:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Sakariyas wuxuu malagii weydiiyay, “Sidee ayaan ku garan karaa tani iney dhici doonto? Waayo waxaan ahay nin oday ah xaaskeyguna sidoo kale wey da’ weyn tahay.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Sakariyas wuxuu malaa'igtii ku yidhi, Sidee baan waxan u garan doonaa? Waayo, anigu oday baan ahay, afadayduna waa da'weynaatay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

18 Sakariyas wuxuu malaa'igtii ku yidhi, Sidee baan waxan u garan doonaa? Waayo, anigu oday baan ahay, afadayduna waa da'weynaatay.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 1:18

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy