Luukos 1:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Laakiin malagii ayaa ku yiri “Sakariyas ha cabsan, waayo Illaahey wuu maqlay ducadaadi. Xaaskaaga Elisabed waxey kuu dhali doontaa wiil, waxaadna u bixin doontaa Yooxanaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laakiin malaa'igtii baa ku tidhi, Ha baqin, Sakariyasow, waayo, baryadaadii waa la maqlay; afadaada Elisabedna wiil bay kuu dhali doontaa, magiciisana waxaad u bixin doontaa Yooxanaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Laakiin malaa'igtii baa ku tidhi, Ha baqin, Sakariyasow, waayo, baryadaadii waa la maqlay; afadaada Elisabedna wiil bay kuu dhali doontaa, magiciisana waxaad u bixin doontaa Yooxanaa. Viz kapitola |