Luukos 1:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markaas ayaa waxaa Sakariyas u muuqday malag xagga Rabbiga ka yimid, kaasoo taagnaa dhinaca midig ee meesha fooxa lagu shido. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasaa waxaa isaga u soo muuqatay malaa'igtii Rabbiga oo taagnayd meeshii fooxa lagu shido midigteeda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Markaasaa waxaa isaga u soo muuqatay malaa'igtii Rabbiga oo taagnayd meeshii fooxa lagu shido midigteeda. Viz kapitola |