Kolosay 2:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Amaradaan waxey u egyihiin wax xigmad leh waayo waxey u baahanyihiin duco istustus oo ey isu sameeyaan, is hooseysiinta beenta ah, sida adag ey jirka wax ugu sameeyaan. Laakiin amaradaan dadka kuma caawiyaan in eysan sameyn waxyaalaha dembiga ah taas oo uu jirku rabo inuu sameeyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Waxyaalahaasu sida haqiiqada ah waxay leeyihiin muuqasho xigmad ah xagga caabudidda qof naftiisa ku qasbo iyo is-hoosaysiinta iyo saxariirinta jidhka, laakiinse iyagu faa'iido ma leh ay ku hor joogsadaan dherjinta jidhka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Waxyaalahaasu sida haqiiqada ah waxay leeyihiin muuqasho xigmad ah xagga caabudidda qof naftiisa ku qasbo iyo is-hoosaysiinta iyo saxariirinta jidhka, laakiinse iyagu faa'iido ma leh ay ku hor joogsadaan dherjinta jidhka. Viz kapitola |