Kolosay 2:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Waxaad la dhimateen Masiixa, wuxuuna idin ka xoreeyay xoogaga aasaasiga ruuxiga ee dunidan. Sidaa darteed maxaad ugu nooshihiin amarrada dunidan oo leh, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Haddii aad Masiixa kala dhimateen waxyaalaha dunida ugu horreeya, maxaad sidii idinkoo dunida ku nool isaga hoosaysiisaan qaynuunnada, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Haddii aad Masiixa kala dhimateen waxyaalaha dunida ugu horreeya, maxaad sidii idinkoo dunida ku nool isaga hoosaysiisaan qaynuunnada, Viz kapitola |