Kolosay 2:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Ujeedadeydu waa iney qalbiyada ka dhiiranaadaan oo ey ku midoobaan jaceylka. Waxaanna rabaa iney kalsooni dhameystiran ku qabaan fahanka qorshaha Illaahey ee qarsoon, taas oo ah Masiixa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 inay qalbiyadoodu dhiirranaadaan, iyagoo jacayl isugu xidhan, iyo inay wada helaan hodantinimada hubaasha waxgarashada, inay ogaadaan qarsoodiga Ilaah, kaas oo ah Masiixa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 inay qalbiyadoodu dhiirranaadaan, iyagoo jacayl isugu xidhan, iyo inay wada helaan hodantinimada hubaasha waxgarashada, inay ogaadaan qarsoodiga Ilaah, kaas oo ah Masiixa. Viz kapitola |