Kolosay 2:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Mana ku xiriirsana Masiixa oo ah madaxa jirka. Waayo wuxuu isku hayaa jirka iyo xubnaha oo dhan, weyna koraan iyagoo Illaahey uu nafaqeynayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 oo aan xajisanayn Madaxa jidhka oo dhammu wax ka helo, oo xubnaha iyo seedaha isku haysta, oo kordhinta Ilaah ku kordha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 oo aan xajisanayn Madaxa jidhka oo dhammu wax ka helo, oo xubnaha iyo seedaha isku haysta, oo kordhinta Ilaah ku kordha. Viz kapitola |