Kolosay 2:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Dadka iska dhig dhiga iney is hooseysiiyaan oona caabudaan malaa’igta yeysan idin khiyaanin. Waxey ku faanaan iney wax arkaan laakiin waxaas waxba kama jiraan waayo waxaa iyaga ka buuxa rabitaan daneysi ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Ninna yuusan abaalgudkiinna idinka dulmin isagoo idin oggolaysiinaya ishoosaysiinta iyo malaa'ig caabudidda, oo dhex gelaya waxyaalaha uusan arkin, oo micnela'aan ugu kibraya maankiisa aadmiga, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Ninna yuusan abaalgudkiinna idinka dulmin isagoo idin oggolaysiinaya is-hoosaysiinta iyo malaa'ig caabudidda, oo dhex gelaya waxyaalaha uusan arkin, oo micnela'aan ugu kibraya maankiisa aadmiga, Viz kapitola |