Kolosay 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Sidaa darteed illaa maalintii ugu horeysay oo aan wax idin ku saabsan maqalnay maanan joojinin inaan idiin duceyno. Waxaan Illaahey ka barinaa inuu idin siiyo aqoon dhameystiran oo ka timaada doonistiisa iyo xigmadda ruuxiga ah iyo wax fahan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Sababtaas daraaddeed tan iyo maalintii aannu taas maqalnay ma aannu joojin inaannu idiin soo ducayno. Waxaannu Ilaah idiin baryaynaa inay idinka buuxsanto aqoonta doonistiisa xagga xigmadda iyo waxgarashada Ruuxa oo dhan, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Sababtaas daraaddeed tan iyo maalintii aannu taas maqalnay ma aannu joojin inaannu idiin soo ducayno. Waxaannu Ilaah idiin baryaynaa inay idinka buuxsanto aqoonta doonistiisa xagga xigmadda iyo waxgarashada Ruuxa oo dhan, Viz kapitola |