Kolosay 1:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Waxaadna ka barateen Ebafras, gacaliyeheenna kaasoo aan isla shaqeyno oona adeege aamin u ah Masiixa, idinka beddelkiina ayuu nagu caawinayaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Sidaasaad ka barateen gacaliyeheenna Ebafras oo addoon nala ah, oo Masiixa u ah midiidin aamin ah aawadeen, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Sidaasaad ka barateen gacaliyeheenna Ebafras oo addoon nala ah, oo Masiixa u ah midiidin aamin ah aawadeen, Viz kapitola |