Kolosay 1:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Waa midka aan wacdino, kan aan ku waanino oo aan dadka oo dhan ku barno xigmadda uu Illaahey na siiyay. Si aan qof walba Illaahey u hor keeno isaga oo ku koray Masiixa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Isaga waannu naadinnaa, annagoo nin kasta waaninayna oo nin kasta wax ku barayna xigmad oo dhan, inaannu nin walba hor keenno isagoo Masiixa kaamil ku ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Isaga waannu naadinnaa, annagoo nin kasta waaninayna oo nin kasta wax ku barayna xigmad oo dhan, inaannu nin walba hor keenno isagoo Masiixa kaamil ku ah. Viz kapitola |