Kolosay 1:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Haddii aad ku sii socotaan rumeysadkiina, aasaas adag. Ha ka tagina rajada aad ka hesheen markaad warka wanaagsan maqasheen. Kanna waa warka wanaagsan ee lagu wacdiyay noole kasta ee samada hoos jooga, kaasoo aniga Bawlos ah aan u noqday adeege. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 haddii aad ku sii jirtaan iimaanka, oo aad gun iyo xidid adag ku leedihiin, oo aydnaan ka fogaan rajadii injiilkii aad maqasheen, kaas oo lagu wacdiyey uunka samada ka hooseeya oo dhan, oo anigoo Bawlos ah layga dhigay midiidin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 haddii aad ku sii jirtaan iimaanka, oo aad gun iyo xidid adag ku leedihiin, oo aydnaan ka fogaan rajadii injiilkii aad maqasheen, kaas oo lagu wacdiyey uunka samada ka hooseeya oo dhan, oo anigoo Bawlos ah layga dhigay midiidin. Viz kapitola |