Kolosay 1:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Mar hore idinku waxaad Illaahey ku ahaydeen kuwa shisheeya ah iyo cadow waayo waxaa idin kala fogeeyay fikirkiina sharta leh iyo dabeecadiina. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Idinku waa hore waxaad ahaydeen kuwo ajanabi laga dhigay, oo maankiinnana cadow baad ka ahaydeen xagga shuqulladiinna sharka ah, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Idinku waa hore waxaad ahaydeen kuwo ajanabi laga dhigay, oo maankiinnana cadow baad ka ahaydeen xagga shuqulladiinna sharka ah, Viz kapitola |