Kolosay 1:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Isaga dartiis Illaahey wuxuu la heshiiyay waxyaalaha oo dhan. Waxa aduunka ku jira iyo waxa samada ku jiraba wuxuu iskula nabadeeyay dhiigiisi iskutallaabta lagu daadiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 iyo inuu isaga wax kastaba xaggiisa kula heshiiyo, isagoo kula nabday dhiiga iskutallaabtiisa; hadday yihiin waxyaalaha dhulka jooga ama hadday yihiin waxyaalaha samooyinka ku jiraba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 iyo inuu isaga wax kastaba xaggiisa kula heshiiyo, isagoo kula nabday dhiiga iskutallaabtiisa; hadday yihiin waxyaalaha dhulka jooga ama hadday yihiin waxyaalaha samooyinka ku jiraba. Viz kapitola |