Kolosay 1:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waxaan warqaddan u qorayaa dadka Illaahey ee jooga magaalada Kolosay, walaalaha aaminka ah ee xagga Masiixa. Nimco iyo nabad ka timid Illaaha Aabaha ah ha idin la jirto. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 waxaannu warqaddan u qoraynaa quduusiinta iyo walaalaha aaminka ah ee Masiixa ku jira oo Kolosay jooga. Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheenna ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 waxaannu warqaddan u qoraynaa quduusiinta iyo walaalaha aaminka ah ee Masiixa ku jira oo Kolosay jooga. Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheenna ah. Viz kapitola |