Kolosay 1:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Masiixu waa madaxa kaniisadda, taas oo ah jirkiisa. Isagu waa bilowgii iyo curadka kuwii dhintay, sida uu wax walba uga sareeyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Oo isagu waa madaxa jidhka, kaas oo ah kiniisadda, oo isagu waa bilowgii iyo curadka kuwii dhintay ka kacay, si uu uga horreeyo wax kastaba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Oo isagu waa madaxa jidhka, kaas oo ah kiniisadda, oo isagu waa bilowgii iyo curadka kuwii dhintay ka kacay, si uu uga horreeyo wax kastaba. Viz kapitola |