Kolosay 1:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Wax walbana isaga ayaa abuuray. Waxa samada iyo dhulka ku jira, wax la arko iyo kuwa aan la arkeyninba, carshiyada ama taliyayaal ama awoodda, wax walba isaga ayaa abuuray oo isaga ayaana loo sameeyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 waayo, wax kastaba isagaa uumay, waxyaalaha samooyinka ku jira, iyo waxyaalaha dhulka joogaba, waxyaalaha la arki karo iyo waxyaalaha aan la arki karinba, hadday yihiin carshiyo ama sayidnimo ama madax ama amarro; wax walba isagaa uumay oo loo uumay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 waayo, wax kastaba isagaa uumay, waxyaalaha samooyinka ku jira, iyo waxyaalaha dhulka joogaba, waxyaalaha la arki karo iyo waxyaalaha aan la arki karinba, hadday yihiin carshiyo ama sayidnimo ama madax ama amarro; wax walba isagaa uumay oo loo uumay. Viz kapitola |