Online Bible

- Reklamy -




Galatiya 6:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Yaanan ku faanin wax kale waxaan ka ahayn iskutallaabta Rabbi Ciise Masiix. Waayo iskutallaabtaas darteed ayaan xiisahaan aduunka u qabay u qodbay, aduunkuna xiisuhuu ii qabay u qodbay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Laakiinse yaanay noqon inaan wax kale ku faano iskutallaabta Rabbigeenna Ciise Masiix mooyaane, tan dunidu iigu musmaarantay, anna aan dunida ugu musmaarmay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

14 Laakiinse yaanay noqon inaan wax kale ku faano iskutallaabta Rabbigeenna Ciise Masiix mooyaane, tan dunidu iigu musmaarantay, anna aan dunida ugu musmaarmay.

Viz kapitola kopírovat




Galatiya 6:14

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy