Galatiya 6:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Walaalayaalow, haddii walaal kale dembaabo, idinkan ruuxa ku socda waa inaad si qabow u waanisaan oo jidka kusoo celisaan. Idinkuna waa inaad is jirtaan si eydan jarribaadaas oo kale ugu dhicin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Walaalayaalow, nin haddii xadgudub lagu qabto, kuwiinna Ruuxa raaca midka caynkaas ah ku soo celiya qabow, adigoo isdhawraya si aan adna laguu jirrabin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Walaalayaalow, nin haddii xadgudub lagu qabto, kuwiinna Ruuxa raaca midka caynkaas ah ku soo celiya qabow, adigoo isdhawraya si aan adna laguu jirrabin. Viz kapitola |