Galatiya 5:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Damac, sarqaamid, rabshooyin iyo dembiyo kale oo la mid ah. Waan idin waaninayaa mar labaad, kuwa xaaladdaas ku nool ma dhaxli doonaan boqortooyada Illaahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 xaasidnimo, sakhraannimo, rabshooyin iyo waxyaalo la mid ah. Kuwaas waan idiinka digayaa, sidaan markii horeba idiinku sheegay, in kuwa waxyaalaha caynkaas ah sameeyaa ayan dhaxli doonin boqortooyada Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 xaasidnimo, sakhraannimo, rabshooyin iyo waxyaalo la mid ah. Kuwaas waan idiinka digayaa, sidaan markii horeba idiinku sheegay, in kuwa waxyaalaha caynkaas ah sameeyaa ayan dhaxli doonin boqortooyada Ilaah. Viz kapitola |