Galatiya 5:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Dhageysta, aniga Bawlos ah waxaan idin ku leeyahay, haddii aad isku haleyneysaan gudniinka si aad Illaahey hortiisa kuwo xaq ah ugu noqotaan, Masiixu micno la’aan ayuu idiin ahaanayaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Bal ogaada, aniga oo Bawlos ah waxaan idinku leeyahay, Haddii laydin gudo, Masiixu waxba idiin tari maayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Bal ogaada, aniga oo Bawlos ah waxaan idinku leeyahay, Haddii laydin gudo, Masiixu waxba idiin tari maayo. Viz kapitola |