Galatiya 5:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Waayo jirku wuxuu rabaa wax ka duwan Ruuxa, Ruuxuna wuxuu rabaa wax ka duwan jirka. Wey iska soo hor jeedaan, si aadan u sameynin waxyaalaha aad rabto. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Waayo, damaca jidhku waa ka gees Ruuxa, Ruuxuna waa ka gees jidhka, maxaa yeelay, kuwanu waa kala gees, si aydnaan u samayn waxyaalahaad doonaysaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Waayo, damaca jidhku waa ka gees Ruuxa, Ruuxuna waa ka gees jidhka, maxaa yeelay, kuwanu waa kala gees, si aydnaan u samayn waxyaalahaad doonaysaan. Viz kapitola |