Online Bible

- Reklamy -




Galatiya 5:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Walaalayaalow waxaa la idiin kugu yeeray inaad xor ahaataan. Laakiin xornimadiina ha u isticmaalina inaan jirkiina kaga farxisaan. Laakiin dhexdiina iskugu adeega indinkoo jaceyl istusaya.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Waayo, walaalayaalow, waxaa laydiinku yeedhay xorriyad, laakiin xorriyaddiinna jidhka marmarsiinyo ha uga dhigina, laakiin midkiinba midka kale kalgacayl ha ugu adeego.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

13 Waayo, walaalayaalow, waxaa laydiinku yeedhay xorriyad, laakiin xorriyaddiinna jidhka marmarsiinyo ha uga dhigina, laakiin midkiinba midka kale kalgacayl ha ugu adeego.

Viz kapitola kopírovat




Galatiya 5:13

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy