Galatiya 5:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Walaalayaalow haddii aan weli ku wacdinayo waxa ku saabsan gudniinka maxaa la ii silcinayaa? Xaaladaas darteed dembiga iskutallaabta waa la baabi’iyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Laakiin, walaalayaalow, haddii aan anigu weli gudniinta wax ku wacdiyo, maxaa weli la ii silciyaa? Haddaba xumaan-u-qaadashada iskutallaabtu waa dhammaatay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Laakiin, walaalayaalow, haddii aan anigu weli gudniinta wax ku wacdiyo, maxaa weli la ii silciyaa? Haddaba xumaan-u-qaadashada iskutallaabtu waa dhammaatay. Viz kapitola |