Galatiya 4:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Sidaa darteed adoon ma tihiin laakiin waxaad tihiin caruurta Illaahey, haddaba haddaad tihiin caruurtiisa Illaahey wuxuu idin ka dhigay kuwa isaga dhaxli doono. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Saasaadan mar dambe addoon u ahayn, laakiinse waxaad tahay wiilkiisa, oo haddaad wiilkiisa tahay, waxaadna tahay mid dhaxal leh xagga Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Saasaadan mar dambe addoon u ahayn, laakiinse waxaad tahay wiilkiisa, oo haddaad wiilkiisa tahay, waxaadna tahay mid dhaxal leh xagga Ilaah. Viz kapitola |