Galatiya 4:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Waayo waxaa qoran, “Faraxsanow, naag yahay madhalaysta ah, adiga oo aan cunug weligaa dhalin, farxad ku qayli, oo cod dheer ku ooy, adigan aan weligaa xanuunka dhalitaanka marin, waayo waxaad lahaan doontaa caruur ka badan naag horay u guursatay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Waayo, waxaa qoran, Faraxsanow, madhalaysta aan dhalinay; Kala bax oo mashxarad, taada aan foolanay; Waayo, tan cidlowday carruurteedu waa ka badan yihiin tan ninka leh kuweeda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Waayo, waxaa qoran, Faraxsanow, madhalaysta aan dhalinay; Kala bax oo mashxarad, taada aan foolanay; Waayo, tan cidlowday carruurteedu waa ka badan yihiin tan ninka leh kuweeda. Viz kapitola |