Galatiya 4:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Wey wanaagsan tahay haddii uu qofku dadaalo oo ujeedadiisuna wanaagsan tahay inuu sidaa sii wado xitaa haddii aanan joogin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Waa wanaagsan tahay in aad loo doondoono wixii wanaagsan had iyo goorba, oo ayan ahayn markaan idinla joogo oo keliya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Waa wanaagsan tahay in aad loo doondoono wixii wanaagsan had iyo goorba, oo ayan ahayn markaan idinla joogo oo keliya. Viz kapitola |