Galatiya 4:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Haddaba aaway barakadiinii aan idin ku lahaa? Waxaan ka marqaatifuri karaa haddii aad sameyni lahaydeen sidaas, waa hubaal in aad indhihiina iska saartaan oo aad isiin lahaydeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Haddaba meeday farxaddiinnii? Waayo, waxaan idiinku markhaati furayaa inaad ii bixin lahaydeen indhihiinna oo aad i siin lahaydeen, hadday suurtowbi lahayd. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Haddaba meeday farxaddiinnii? Waayo, waxaan idiinku markhaati furayaa inaad ii bixin lahaydeen indhihiinna oo aad i siin lahaydeen, hadday suurtowbi lahayd. Viz kapitola |