Galatiya 3:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Laakiin intaan iimaanku imaanin ka hor waxaa na lagu hoos hayay sharciga, anaga oo xiran illaa iimaankii imaan lahaa la muujiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Laakiinse intaan rumaysadku iman waxaa laynagu hoos hayay sharciga, innagoo xidhan, ilaa rumaysadka la muujiyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Laakiinse intaan rumaysadku iman waxaa laynagu hoos hayay sharciga, innagoo xidhan, ilaa rumaysadka la muujiyo. Viz kapitola |