Galatiya 3:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Haddaba sharciga iyo ballantii Illaahey ma iska soo hor jeedaan? Waa maya! Haddaba haddii sharciga nolol na siin lahaa, Illaahey xaq ayuu naga dhigi lahaa haddaan sharciga adeecno. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Haddaba sharcigu miyuu ka gees yahay ballamadii Ilaah? Ma suurtowdo, waayo, haddii sharci wax noolayn kara laysa siiyey, sida runta ah, xaqnimada waxaa laga heli lahaa sharciga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Haddaba sharcigu miyuu ka gees yahay ballamadii Ilaah? Ma suurtowdo, waayo, haddii sharci wax noolayn kara laysa siiyey, sida runta ah, xaqnimada waxaa laga heli lahaa sharciga. Viz kapitola |