Galatiya 3:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Waa hubaal in kuwii sharciga isku haleeyay oo dhan eysan kuwa xaq ah ku noqon doonin Illaahey hortiisa, waayo “Kuwa xaqa ah waxey ku noolaan doonaan iimaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Inuusan ninna sharciga xaq ku noqon Ilaah hortiisa waa bayaan, waayo, Kii xaq ahu rumaysad buu ku noolaan doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Inuusan ninna sharciga xaq ku noqon Ilaah hortiisa waa bayaan, waayo, Kii xaq ahu rumaysad buu ku noolaan doonaa. Viz kapitola |