Galatiya 3:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Laakiin kuwii shaqada sharciga isku haleeyay oo dhan inkaar ayey ku hoos jiraan, waayo qoraalku wuxuu leeyahay, “Waxaa inkaaran mid walboo aan adeecin waxyaalaha kitaabka sharciga ku qoran oo dhan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 In alla intii shuqullada sharciga isku hallaysaa, inkaar bay ku hoos jiraan; waayo, waxaa qoran, Waa inkaaran yahay ku kasta oo aan ku sii soconin inuu sameeyo wax kasta oo ku qoran kitaabka sharciga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 In alla intii shuqullada sharciga isku hallaysaa, inkaar bay ku hoos jiraan; waayo, waxaa qoran, Waa inkaaran yahay ku kasta oo aan ku sii soconin inuu sameeyo wax kasta oo ku qoran kitaabka sharciga. Viz kapitola |