Online Bible

- Reklamy -




Galatiya 2:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Laakiin waxey arkeen in Illaahey igu aaminay waajibaadka injiilka loogu wacdiyo dadka aan Yuhuudda ahayn. Sidii uu Butros uu u siiyay masuuliyad uu uga wacdiyo Yuhuudda.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Laakiinse kolkay arkeen in laygu ammaaneeyey injiilka kuwa buuryoqabka ah, xataa sidii Butros loogu ammaaneeyey injiilka kuwa gudan,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

7 Laakiinse kolkay arkeen in laygu ammaaneeyey injiilka kuwa buuryoqabka ah, xataa sidii Butros loogu ammaaneeyey injiilka kuwa gudan,

Viz kapitola kopírovat




Galatiya 2:7

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy