Galatiya 2:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Kuwa kaniisadda hogaamiya ma hayaan wax ey ku daraan waxyaalaha aan wacdiyo. Wax walboo ey ahaayeen waxba ilama aha, waayo Illaahey qofna uma eexdo, fariinteydana waxba kuma kordhiyaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Laakiinse kuwii loo maleeyey inay sharaf leeyihiin (wax kastoo ay ahaayeen, waxba igama gelin; waayo, Ilaah dadka wejigiisa uma kala eexdo) waxaan leeyahay, Kuwii sharafta lahaa waxba iguma ay darin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Laakiinse kuwii loo maleeyey inay sharaf leeyihiin (wax kastoo ay ahaayeen, waxba igama gelin; waayo, Ilaah dadka wejigiisa uma kala eexdo) waxaan leeyahay, Kuwii sharafta lahaa waxba iguma ay darin. Viz kapitola |