Galatiya 2:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Laakiin waan ka diidnay inaan wax ka maqalno, waxaan rabnay inaan idiin ilaalino fariinta runta ah ee injiilka. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 In runta injiilku idinla sii jirto, taas daraaddeed ayaannan saacad qudha u hoos gelin iyaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 In runta injiilku idinla sii jirto, taas daraaddeed ayaannan saacad qudha u hoos gelin iyaga. Viz kapitola |