Galatiya 2:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Waxaa iskutallaabta la igula qodbay Masiixa sidaa darteed ma isu nooli, laakiin Ciise ayaa igu dhex nool. Nolosha aan hadda ku noolahay, waxaan ku noolahay iimaanka aan saartay Wiilka Illaahey dartiis. Kaasoo i jeclaaday oo darteyda isu bixiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Waxaa iskutallaabta laygula qodbay Masiixa, laakiin weli waan noolahay. Aniga ma aha kan nooli, laakiin Masiix ayaa igu dhex nool, oo nolosha aan haatan jidhka ku dhex noolahay waxaan ku noolahay rumaysadka xagga Wiilka Ilaah, kan i jeclaaday oo naftiisa u bixiyey daraadday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Waxaa iskutallaabta laygula qodbay Masiixa, laakiin weli waan noolahay. Aniga ma aha kan nooli, laakiin Masiix ayaa igu dhex nool, oo nolosha aan haatan jidhka ku dhex noolahay waxaan ku noolahay rumaysadka xagga Wiilka Ilaah, kan i jeclaaday oo naftiisa u bixiyey daraadday. Viz kapitola |