Online Bible

- Reklamy -




Galatiya 2:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Anaga Yuhuud ahaan haddii aan raadino si Illaahey xaq nooga dhigo, waxaan ogaaneynaa inaan nahay dembiilayaal. Masiixu miyuu yahay adeegaha dembiga? Waa maya!

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Laakiinse markaynu doonaynay inaynu Masiix xaq ku noqonno, haddii la helo inaynu qudheennu dembilayaal nahay, Masiix miyuu yahay midiidinka dembiga? Ma suurtowdo!

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

17 Laakiinse markaynu doonaynay inaynu Masiix xaq ku noqonno, haddii la helo inaynu qudheennu dembilayaal nahay, Masiix miyuu yahay midiidinka dembiga? Ma suurtowdo!

Viz kapitola kopírovat




Galatiya 2:17

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy