Online Bible

- Reklamy -

Galatiya 2:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Laakiin waan ognahay in uusan qofku xaq ku noqoneynin shaqada sharciga, laakiin uu mid xaq ah ku noqonayo iimaanka uu ku qabo Ciise Masiix. Sidaa darteed anaga oo dhan waxaan iimaankeena saarnay Ciise Masiix si aan kuwa xaq ah ugu noqono iimaanka aan Masiixa saaranay darteed, oo aan ahayn shaqada sharciga. Waayo shaqada sharciga qofna kama dhigeyso mid xaq ah.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 ayaynu weliba garanaynaa inaan nin xaq ku noqon shuqullada sharciga, rumaysadka uu Ciise Masiix ku rumaystay mooyaane, xataa innagu waan rumaysannay Ciise Masiix inaynu xaq ku noqonno rumaysadka Masiix ee ayan ahayn shuqullada sharciga, maxaa yeelay, shuqullada sharciga ninna xaq kuma noqon doono.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 2:16

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy