Galatiya 2:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Markaan arkay iney raaceynin fariinta runta ah ee injiilka ayaan Keeyfas oo iyagoo dhan hor jooga ku iri, “Waxaad tahay Yuhuudi, laakiin waxaad u nooshahay sida dadka aan Yuhuudda ahayn. Haddaba sidee ayaad uga dhaadhicin kartaa dadka aan Yuhuudda ahayn iney raacaan caadada Yuhuudda?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Kolkaan arkay inayan si hagaagsan ugu soconayn runta injiilka, ayaan kulli hortooda Keeyfas ku idhi, Adigoo Yuhuudi ah haddaad u dhaqanto sida dadka aan Yuhuudda ahayn, oo aadan ahaan sida Yuhuudda, sidee baad ugu qasbaysaa dadka aan Yuhuudda ahayn inay u dhaqmaan sida Yuhuudda? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Kolkaan arkay inayan si hagaagsan ugu soconayn runta injiilka, ayaan kulli hortooda Keeyfas ku idhi, Adigoo Yuhuudi ah haddaad u dhaqanto sida dadka aan Yuhuudda ahayn, oo aadan ahaan sida Yuhuudda, sidee baad ugu qasbaysaa dadka aan Yuhuudda ahayn inay u dhaqmaan sida Yuhuudda? Viz kapitola |