Online Bible

- Reklamy -

Galatiya 2:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Waayo markii hore uu yimid wuxuu la cunteyn jiray dadka aan Yuhuudda ahayn kuwaas oo aan la gudin. Laakiin markii saaxiibadii Yacquub yimaadeen Butros wuu diiday inuu wax la cuno dadka aan Yuhuudda ahayn. Wuxuu ka cabsaday kuwii la guday iney ku jeesjeesaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Maxaa yeelay, intaan qaar Yacquub ka iman, Keeyfas wuxuu wax la cuni jiray dad aan Yuhuud ahayn, laakiinse markay yimaadeen, wuu ka soo noqday oo ka soocmay, isagoo kuwa gudan ka cabsanaya.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 2:12

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy