Galatiya 2:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Toban iyo afar sano kadib ayaan mar labaad tagey Yeruusaalem aniga oo la jira Barnabas. Tiitosna wuu na soo raacay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Afar iyo toban sannadood dabadeed ayaan mar kale Yeruusaalem aaday, Barnabasna wuu ila jiray, oo Tiitosna waan kaxaystay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Afar iyo toban sannadood dabadeed ayaan mar kale Yeruusaalem aaday, Barnabasna wuu ila jiray, oo Tiitosna waan kaxaystay. Viz kapitola |